Mudaharaad Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Boorama

0

Waxaa maanta magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ka dhacay Mudaharaadyo lagaga soo horjeedo xadhiga Suldaan Abshir Maxamed Ducaale oo ay ciidamada Boolisku xabsiga dhigeen shalay, Waxaana uu Mudaharaadkaasi uu sababay Dhaawaca Hal Qof.