Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Oo Isku shaandhayn Ku Sameeyay Agaasimo Waxeedyada Wasaaradaha+Amar Uu Faray Wasiiradda

0

Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Oo Isku shaandhayn Ku Sameeyay Agaasimo Waxeedyada Wasaaradaha+Amar Uu Faray Wasiiradda

Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada ayaa  markii ugu horaysay soo saaray wareegto uu isku badal kusameeyay agaasimo waxeedyada wasaarada qaar

Sidoo kale gudoomiye farxaan ayaa amar dul dhigay wasiirada ay khusayso isku shaandhaynta uu ku sameeyay agaasimo waxeedyada wasaaradaha.