Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ee Saldhiga Saylac ayaa soo qabtay (4) afar Markab oo Jariif ah, kuwaasoo sifo sharci-daro ah uga kalluumeysanayey Xeebaha bada Somaliland ee Galbeedka.
Maraakiibtan oo ah kuwa sida Ba,an uxaalufiya kaluunka ee macaa ogxanta qaada iyaga oo isticmaalaya dubayaal lagu garaacayo bada hoosteeda si ay kaluunka uga soo saaran dhagaxa ayaa la sheegay inay wataan kaluumaysto ajinabiya oo isugu jira Hindi iyo Carab wada socda oo loo malaynayo inay hal shirkad kawada socdaan

warkan oo aanu ka soo xiganay Pageka Facebooka ee ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa faahfaahin intaa dheer lagu sheegin.
