Qaarkamid Ah Madax dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Mawqifka Ay ka Taagan Yihiin Jabhadaha.

0

Qaarkamid ah madaxdhaqameedka beelaha gobolka awdal ayaa mawqif adag ka qaatay xaalada nabadgalyo ee ka taagan gobolka jabhadaynta lagaga soo horjeedo somaliland iyo nabadgalyada gobolka.