DAAWO;-Waraysi Xasaasi Oo Lalayeeshay Xoghayihii Hore Ee Xisbiga Wadani Uurcade Qaybtii 2Aad!

0

Xoghayihii Hore ee xisbiga wadani siyaasi Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu layeeshay tvga bada kaga xog waramay xaalada guud ee dalka

Sidoo kale siyaasi uur cade ayaa ka waramay arimo xasaasiya oo gudoomiye cirro ay kawada yeesheen wixii laga yeeli lahaa natiijadii kasoo baxday doorashadii madaxtooyada iyo go,aan ay ka wada qaateen komishanka doorashooyinka wixii laga yeelanyo