Buuhoodle(Berberatoday.com)-Ku
dhawaad 100 Askari oo ahaa Ciidamadii malleeshiyo Beeleed ahaa Ee ku
sugnaa magaalada Buuhoode ayaa maanta ku biiray ciidamada Millateriga
Somaliland.
Ciidamaan oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa
munaasabad soo dhawayn ah loogu sameeyay gudaha magaalada Buuhoodle
Waxaana Ciidankaasi Wareejiye Xildhibaan Saleebaan Abdi Xuseen(
Saleebaan Ayjeex)
Ciidaman reer Buuhoodle ee ku biiray millateria Somaliland ayaa ku soo beegmaya xilli dhawaan Maamul Puntland uu magaaladaasi Buhoodle u sameynayey gole Degaan
Berberaratoday.com