Kuuriyada Waqooyi Oo Lagu Eedeeyay Xatooyo La Yaab Leh

0

Kuuriyada Waqooyi ayaa dhacday lacag dhan $2 bilyan oo doolar si ay ugu maalgeliso
barnaamijkeeda kobcinta hubka Niyuukleerka sida lagu sheegay warbixin warbaahinta loosoo dusiyay oo ay Qaramada Midoobay diyaarisayKuuriyada Waqooyi ayaa dhacday lacag dhan $2 bilyan oo doolar si ay ugu maalgeliso
barnaamijkeeda kobcinta hubka Niyuukleerka sida lagu sheegay warbixin warbaahinta loosoo dusiyay oo ay Qaramada Midoobay diyaarisay.

Lacagtan ayaa laga dhacay internet-ka , iyada oo laa jabsaday shirkadaha maaliyadda aduunka, lacagana laga xawishay iyada oo la isticmaalayo qadka iyo burcadnimada internet-ka. .

Lacagtan ayaa laga dhacay internet-ka , iyada oo laa jabsaday shirkadaha maaliyadda aduunka, lacagana laga xawishay iyada oo la isticmaalayo qadka iyo burcadnimada internet-ka.