SHIRKADA DP WORLD AYAAÂ MAANTA IS WAAFAJISAYÂ WAREGYADAII AAY SOOÂ SAAREENÂ 3JENAWARIÂ EE UJEEDADADEEDU AHAYDÂ Â IN AAY KOR U QAADI DOONTOÂ QIIMAHA SARIFKAÂ HALKA DOOLARÂ OO AAY AWAL KU QAADI JIREEN 7000 KUNSLSHILING AH WAXANAY KA DHIGEEN 8500 SHILING,
SIDAYNU OGNAHAY GANACSADTADA SOMALILAND AYANAÂ CABSHO UGU TAGAY MADAXWAYNAHA SOMALILANDÂ OO ISAGUÂ SIDAY SHEEGEEEN U BALAN QAADAY IN UU ARINKAA KALA HADLI DOONO SHIRKADA DP WORLD EE MAAMUSHA DEKADA BERBERA,
GUDOOMIYAHA URURKA GANACSATADA Â E SOOFA OO AANU KHADKA TELOFANKA KULA HADLNAY AYAANA NOO XAQIIJIYAYÂ IN AAY SAAKA JOOJIYEEN Â DHAMAANBA SHAQADIIÂ AAY KA HAYEEN DEKADA BERBERA OO AANAY WAX BADEEXADA CASHUURAN,
WAXANU SHEEGAY IN AAY SUGAYAN MADAXWAYNAH SOMALILAND MARKUU DALKA DIB UGUSOO LAABTO
SHIRKADA DP WORD AYAA QORAALKAN AAYÂ FULISAY AWAXAAY KU TIDHIÂ ANAGA WAXA NAGA GO,AN IN AANU Â SII WADNOÂ MAALGALINTA DEKADA BERBERAÂ SI AANU U XAQIIJINO IN DEKADA BERBERI NOQOTOÂ DEKADA UGU CASRIYAYSAN DEKADAHA GEESKA KU YALA
HADABA HADAYNU EEGNO SIDA UU U KORODHKA LACAGEED NOQONAYOÂ KONTEENARKA 20FT AH WAXA AWAL LA QAADI JIRAYÂ Â LABO MILYAN LIX BOQOL OO KUN IYO 78 SHILING, HALKA IMINKA LAGA DHIGAYÂ SADEX MILYAN IYO SAGAL BOQOL OO KUN,
KOONTEERANKA 40FT AH WAXA AWAL LAGA QAADI JIRAY GANAXSATADAÂ Â AFAR MILYAN IYO LIX IYO SIDEETAN KUN, WAXANU IMNKA NOQONAYAA QIIMAHA CUSUB EE LAGA QADI DOONAAÂ SHAN MILYAN IYO LIX BOQOL OO KUN
warqada hoose akhri