Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Tunisia ayaa shaaciyay inay saxaraha Africa ka soo badbaadiyeen 612 qof oo muhaajiriin ah, xili ay isku deyayeen inay badda uga gudbaan wadamada Yurub.
Waxaa sidoo kale la soo helay meydka 18 qof oo kale oo muhaajiriin ah oo laga soo helay isla saxaraha, sida laga soo xigtay wargeyska France-presse.