Gnacsadedaha Yemeniga ah e Abu Yasir oo Hargeysa imanaya iyo Kacdoonka ganacstada Xoolaha oo wali taagan,

0

Bilihii udanbeeyay waxa taagana dhoofka xoolaha soomalida ee loo iibgeeyo wadanka Sucuudidga waxaana usabab ahaa  Ganacsadha yemeniga ah ee Abu Yasir oo doorkani noqonayao markii shanaad 5aad 10 sano ee danbeeyay oo sababtiisa hakad ugalo dhoofka xoolaha ama saylada ugu way nee dalka Sucuudiga,

waxanu la kashday waqtigan  Madaxwaynaha Maamulka Xamar xasan sheikh oo isna  noqday ganacsade dhoofka xoolaha ah madama uu garab siiyay  Abu yasir una qoray warqad  xoolaha kooto loogu xidhayo ,

in uu kaligii urarao dalka sucuudiga,

 wararka xogta ah ee warbaahintu  helayso aya tibaaxay in maalinta beri ah oo ku began 21 1 2025 uu kazoo degi doono Caasimad Hargeysa  Ganacsade Abu yaasir

 

Hadab ganacsatada Somaliland eeka  shaqaysta dhoofka xoolaha aya siwayn uga biyo diidan in dalka uu yimaado ganacsade Abu yasir waxaanay xubno kamid ahi warbaahinta u sheegeen in ay kacdoon ku samayn doonaan  madaama uu noqday Abu Yasi Cadowga Dhoofka Xoolaha Soomalida qaranka Somalilandna aanu ogolayn

Dabcana waxa fooda inagu soo haya xiliyadii xoolaha ugu badan loo iibgaynjiray wadanka Sucuudiga ,waxana labo kacleeyay walaaca dadka soomalida ahi guud ahaanba ay ka qaban ganacsadahan Yemiga ah  ee doonay in uu Cunaqabateeyo Ganacstada Somaliland iyo kuwa Somaliyaba  si uu kaligii kooto ahaan ula wareego Dhoofka Xoolaha Soomalida Khaasatan kuwa loo iibgeeyo Sucuudiga,