Waa kuma Doug Emhoff – Sayga Kamala Harris?

0

Haddii Kamala Harris, oo ah musharraxa xisbiga Dimoqraadiga, ay ku guuleysato doorashada madaxweynaha, oo ay noqoto haweeneydii ugu horreysay ee madaxweyne ka noqota Mareykanka, ninkeeda Doug Emhoff wuxuu noqon doonaa โ€œFirst Gentlemanโ€ ama โ€œMudanaha Koowaadโ€ kii ugu horreeyay ee Mareykanka.

Waxay noqoneysaa markii labaad ee uu qoro taariikh cusub, kadib markii uu kusoo qaatay afartii sano ee lasoo dhaafay doorka โ€œSecond Gentleman,โ€ oo ah Mudanaha Labaad ee Qaranka ee ugu horreeyey.

2014 ayuu guursaday Harrisย