Khasaare culus oo ka dhashay duufaanta Milton ee ku dhufatay Florida

0

Dadka degan gobolka Florida ayaa qiimeynaya burburka ka dhashay duufaanta Milton, taasi oo kicisay roobab xooggan iyo daadad ka dhashay duufaano iyo koronto la’aan baahsan markii ay soo gaartay xeebta.dhimashada aya lagu sheegay 5 qof halka sadex milyan oo qof ay wajahayaan Laydh la,an, dabaylahan aya saacadiiba ku socotay 205km,

Duufaanta ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac, oo uu dheer yahay khasaare hantiyeed oo lixaad leh.