Jabuuti oo sheegtay in ay weli jawaab ka sugeyso Itoobiya Mudo Bil kabadan

0

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inay Ethiopia ka sugayso jawaab ku aadan deked ay Jabuuti ku yaboohday inay Ethiopia isticmaasho si loo yareeyo xiisadda ka dhex-jirta Soomaaliya iyo Ethiopia.

Jabuuti ayaa bilowgii bishan ku dhawaaqday inay Ethiopia siinayso dekedda dhinaca waqooyi ee Tajuura. Jabuuti ayaa aaminsan in isticmaalka dekedda Tajuura uu kor u qaadi karto ganacsiga gobolka iyo hagaajinta xidhiidhka kaabayaasha dhaqaalaha ee Itoobiya iyo Jabuuti.

Wasiirka Arrimaha dibedda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa wareysi uu siiyay weriyaha VOA, Peter Clotty wuxuu kaga hadlay arrintan

Hadalkn ayana umuuqda in jabuuti quusan ladahay oo weli quud daraynayso in Ethiopia ay ka noqoto heshiiska ya la gashay Somaliland,

dhankakalena wuxuu sheegay in ay shirka Entebe Igadh an dardar galino in Ethiopia ku qanacdo dekada anu ugu yaboohnay,

Ehtopia aya dhawan golaha Amanka ee qaramada Midoobay u cadaysay in ay hirgalinayso saxeexaysana heshiiskasi oo danteedu ku jiro,