Ciidamdii ATMIS ee nabada ka sugayay magaalada Jowhar ee somaliya aya iskaga baxay,

0

Ciidamada nabad ilaalinta ATMIS ayaa wada dhaq dhaqaaqyo qeyb ah diyaar garowga ay uga baxayaan Soomaaliya dhammaadka sannadkaan.

 

Laba maalin ka hor ayay aheyd marki ay ATMIS qeybteeda shanaad ay kasoo baxeen magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle, halkaas oo ay ammaanka la wareegeen ciidanka dowladda Soomaaliya.

Ciidamadan ayaa ilalinaya goobaha mamulka jawhar fadhiyay sida baarlamaanka iyo xarumo dawlada maamulka jowhar lahaa,

sarkal ciidan oo magaciisu yahay Ibraahin yusuf  nuur ayaa VOA u sheegay in ay ku filan yihiin amanaka goobaha ay banyen cidamada ATMIS,

dawlada xasan sheekh ayaana jahwareer ku dhacay markii waqtigu kusoo gaabatay xiligii ciidamada atmis u qorshaysnayd inay ka baxaan dhulka ay amnigiisa sugaan ee koonfurta somaliya,