Home Wararka Xisbiyada galay tartanka doorshada madaxtooyada oo kala horosanaya siyaaasiyiinta tunka waawayn,
Mar hadii gudaha loo galay Ololalaha doorshada madaxtoyada jamhuuriyada somaliland waxaa iska cad in lakala horor sanayo raga tunka wayn dhanka siyasada taas oo xisbi walba aamin sanayahy in ay ka qayb qadan karaan keenista Codod buuran oo waxku ool u noqda xisbiga,
Sadaexda xisbi ee tartankan galaya madaxtimnada somaliland ama kursiga ugu sareya hanashadiisa shabaag ayay daadinayaan xirfad kasta oo ay ku kasban karan aqlabiyada codka shacabka jamhuuriyada somaliland Run iyo Beenba waa la sheegayaa inkastoo ay reeban tahay wixii kicin rabshado nooc kastaba ha noqdaane, laakiin cod hoose iyoย mid dheerba way samayn doonan
Ragaa kuraasta isku haystaa,
ย
Hadaba xifaaaltankan siyaasadeedย aya rag Buulka ka aha Siyaasadaย lasoo toosin doonaaย gobolkasta iyo Reer kastaba hakasoo jeedee,
Tusaale ahaan gobolka saaxil siyaasiyiinta sanadihii udanbeeyay isha uun wax ka eegayay ee hada Hore usoo fadhiya waxa ka mida Siyaasi Aqoonyahan jamaalย cali Xuseen oo doorshadii hore ee 2017 weerar xoogan oo siyasad iyo qabiilba leh lagu qaaday hankiisiina lagu jabiyay markii laysugu tageyย hada se helay fursad uu mar kale figta sare ee siyaasada ugu bixi karoย inkastoo hankiisii ahaa madaxwayninmada in uu u tartamo aanay hada jirin laakiin mustaqbalka wuu diyaarsan karaa jaanisย ka danbeย hadii uu iminka si mugleh banaanka uuย ugusoo baxo ka qaybqaadshadaย siyaasada dalka,
waxaana suura gala in uu si dadban iyo si toosaba uga qaybqaato ololaha lakiin aanu xil ku rabin waqtigan
Dabcana Raga kale ee Reer saaxilaย ee miisaanka leh waxaa ka mida hantiilaha Hcbl TV farxaan Xaaji cali oo iska hubinaya jihada ku haboon hankiisa siyasiga ahย waqtigan kala guurka ah ee doorashooyink loo tababushaystay,ย ย sidooo kale waxa jira rag dhalinyaro ubadan oo damacooda siyaasiga ahi debada usoo baxay doonayana in ay qayb wayn ka qaataan dhaqdhaqaaqa iyo ololaha doorshada sidii ay kuraas uga heli lahayen cida ku guulaysata doorashada madaxtinimda kursiga madaxtooyada ee hirdanka adagi ka taagan yahay,