Shirka warbaahinta ee Shiinaha iyo Carabta oo lasoo geba-gebeeyey

0

Dalka Shiinaha ayaa toddobaadkii hore lagu soo geba-gebeeyay shirweynaha warbaahinta ee Shiinaha iyo Carabta.

Shirkan ayaa waxaa ka qaybgalay waddamada xubinta ka ah Jaamacadda Carabta oo ka mid yihin dalal ku yaalla Qaaradda Afrika.

Ujeedada shirkan ayaa ahayd xoojinta iskaashiga dhinaca warbaahinta ee uu Shiinuhu la wadaago