Mareykanka oo Israel kula taliyey inay joojiso duullaanka Gaza

0

Mareykanka ayaa Israel kula talinaya inay joojiso qorahaheeda duullaanka dhinaca dhulka ah ee ku hanjabtay inay ku galeyso magaalada Gaza.

Arrintan ayaa imaneysa xilli ay kordheen duqeymaha culus ee dhinaca cirka ah, iyada oo militariga Israel ay Isniintii fuliyeen 300 oo duqeyn cirka ah.

Mareykanka ahaa aaminsan duullaanka dhinaca dhulka ah uu meesha ka saari karo wadahadallada lagu soo deynayo dadka u afduuban Xamas.