
Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha dalka Kenya, Monica Juma ayaa qoraal ay barteeda twitter-ka ku baahisay Axaddii ku sheegtay in dowladda Kenya ay soo dhaweynayso sida ay Soomaaliya iyo Somalilland uga go’an tahay inay sii wadaan waddada wadahadaladda.
Monica Juma ayaa sidoo kale sheegtay in hoggaamiyeyaasha labada dhinac ku heshiiyeen ama isku raaceen in dib loo bilaabo hannaanka dib u heshiisiinta

Amb. Dr. Monica Juma
@AmbMonicaJuma
3/ We welcome the commitment of all parties to walk on the path towards sustainable peace. On 8th December, the Leaders of Somalia and Somaliland agreed to the resumption of the reconciliation process.















