“Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska Mudane Ahmed Mohamed Diiriye Toornno Ayaa Maanta Isku-shaandhayn Ku Sammeeyay Qaar Ka Mid Ah Agaasime-waaxeedyadda Wasaaradda Waxbarashada,
Waxa Uu Xilka Qaaday Afar Agaasime-waaxeed:
1- Agaasimihii Maamulka Iyo Lacagta,
2- Agaasimihii Kormeerka Guud,
3- Agaasimihii Hantida Ma Guurtada,
4- Agaasimihii Mannaahijta