Maxkamadda Gobolka Maroodi jeex ayaa goor-dhaweyd sii deysay 12 Weriye oo ka mid ahaa 15 kii Saxafi ee Xukumada somaliland Dhawaan ku xidhxidhay magaalada Hargeysa .

Geesta kalena waxaan weli la sii deyn oo xabsiga baaqi ku aha Sadex weriye oo weli lagu dhegan yahay oo kala ah:-
Maxamed Cabdi Ilig
Cabdijibaar maxamed Xuseen
Cabdiraxmaan Cali Khaliif .