Wararkii ugu danbeeyay ee magalada xamar waxaa xalay shirar ku kulmay midowga musharxiinta madaxtimanada dawlada xamar iyo hogaamiyayasha labada maamul gobaleed ee gal mudug iyo hirshabeele,
is aragan madxda kala fikirka duwan aya xili danbe laysku gadhay, madxawaynta midowga musharxiinta xasan sheekh iyo sheekh shariif ayaa ka dalbaday labadan hogaamiye gobaleed inay cadeeyan mawqifkooda talabadii ay qadeen baarlabaank ee ay 2sano ugu kordhiyeen ninka mudadii xilka loo doortay ka dhamatay ee farmajo,
dhanka kalena kooxda loo yaqan beesha lixaad ee reer galbeedku leeyihiin ayaa kulan la qatay ex madaxwayne farmajo waxaanay ku war galiyyeen in aanay aqbalaynin tabaha iyo khidadaha uu ku dhaqaqay ee barlamanku muadda ugu daray