Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay Komishanka Tamarta. Komishankan oo ka kooban 7 xubnood ayaa waxaa guddoomiye u ah Axmed Faarax Cadare.
Xubnaha kale ayaa kala ah:
- Cabdirisaaq Maxamed Cumar – Guddoomiye kuxigeen
- Liibaan Maxamuud Axmed – Xubin
- Khadar Cabdi Khayre – Xubin
- Ubax Maxamed Maxamuud – Xubin
- Cabdirisaaq Maxamud Cali – Xubin
- Yuusuf Jaamac Cali – Xubin
Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow), ayaa ah Agaasimaha Guud ee komishankan