Siyaasi Muxiyadiin Cabdi Cali Barkhad oo kamid aqoonyahan usharaxan doorashado golaha wakiilada ee wakhtigii ay qabsoomi lahayd wali lagu muransan yahay ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan xubnaha komishanka oo aan wali fulin iscasilaadii laga sugayay. Sidoo kale Siyaasi Muxiyadiin ayaa Gudoomiye riyo raac iyo xubnaha ee kale in ay iscasilaan oo Somaliland udaneeyaan.