Madaxwaynaha Geeriyooday Daniel Arab Moi wuxuu noqday madaxwaynihii labaad e dalka kenya sanadkii 1978, Xukunka wuxuu hayay 24 sanadood, Askari ayuu ahaa wadanka kenyana gacan bir ah ayuu ku maamulayay, dhibaatooyin badan ayuu gaystay sida dhulka soomaalida Kenya e NFD xasuuq ay ka fuliyay dhoawr magaalo o degaanka ku yaala,,
Siyaasiyntii lodkiisa ahaa wuu ciqaabay cabdhin iyo cadaadis ayuu saaray xataa qaarkood wuu dilay dil qarsoon
wuxuu aad ugu dhowaa madaxwaynihii kowaad e jome kenyata
HALKAN HOOSE KA DAAWO