Deg Deg, wasarada Beerah iyo Xoolah e dalka Sucuudi Carabiya o xayarad Hor leh kusoo rogya xoolihii ka tagi jiray wadmada Jabuuti iyo Soodaan
Waxaan dib loo soo celiyay markab xoolo ka qaaday jabuuti o siday 900 oo geela iyo 4000 oo Adhi ah,
Arinkan aya kusoo beegmaya iyadoo xiligan aay xoolo tiro badan oo isugu jira geel iyo adhiba ku jiraan macjarada xoolaha lagu nasiyo e dalkaasi halka xoolo kalena jidka kusii jiraan,
Sidaynu ognahay dalka sucuudiga ayaa hor u joojiyay xoolihii uga tagi tagi jiray wadamada  Somaliland iyo soomaaliya marka laga reebo xiliga mooshonka xashka o u dub u furo dhoofka xooluhu labadaii sano e u danbaysay,
Dalka sucuudiga ayaa ah dalka loo iibgayan jiray xoolaha mandaqada bariga afrika lamana garanayo sababta mar kaliya 4 taa wadan xoolahoodii looga joojay suuqyada dalka sucuudiga,
Mid kamida ganacsatada wawayn e xoolaha ka dhoofin jiray dekada berbera e Somaliland   Cabdiraxmaan maxamed xuseen SHIDAAR oo aanu wax ka waydiinay xaalada taagan e xayiraada sucuudiga oo sii baaladhatay ayaa yidhi,
Runtii waa dhib cusub oo soo korodhay waayo ganacstada xoolaha waa ku caqabad tan dhacday sababtoo ah markii sucuudigu xayiraya xoolaha uga taga berbera isha furan waxay ahayd jabuuti , LKN waxan rajaynayna ayuu yidhi in illahay lagama quustee ill kale furanto waliba rajo wayn ayanu ka qabnaa in dhoofka xoolaha e wadmada Somaliland iyo soomaaliya cunqatayanta laga qado oo sucuudigu dib u furo suuqiisa xoolaha la gayn jiray,