Wararka Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Oo U Jawaabay Suldaan Ay Isku Beel Yihiin Oo Madaxwayne Biixi Dhaliilay! By yasin jamac - October 16, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Gudoomiyaha Garabka haweenka heer qaran ee xisbi xaakimka kulmiye marwo dalays ayaa ujawaabtay suldaan siciid yuusuf ducaale oo kamid ah madax dhaqameedka deegaanada ceel afwayn haweenaydan ujawaabtayna ah suldaankeedii