Deg deg, war cusub
Isafahab Buura ah ayaa laga gaadhay khiaafkii soo kala dhex galay wasaarada ganacsiga jamhuuriyada somaliland iyo masuuliyiinta wakiilada ka ah maraakiibta koonteenarada xambaara o xafiisyadii ay berbera ku lahayeen xidhnaayeen lixdii casho e u danbaysay, iyadoo shaqaalahooda qaarkoodna xidhnaayeen,
Sida shabakada wararka e BIYO GUURENEWS ku heshay warar sugan waxaa la isla qaatay in Amarkii Wasiirka wasaarada ganacsigu fulo Waxyaalihii Khidmada aha e la isku hayayna la daweeyo dawladnimada iyo amarada xukuumadana la qaato dhanka kalena masuuliyiinta wasarada ganacsig, warshadaha iyo dalxiisku ay bulshada ganacsiga e ay dawlada u tahay ay dulqaad iyo dhego furnaan u yeelato,
Hadaba waxyaabaha Warbaahintu heshay kulan xasasiya o la is hor fadhiistay waxa kamida
1 In Konteenarkii $85 Doolar ay qaadi jireen shirkadahani laga dhigo $65 Doolar
2 In Koonteenarkii ay khidmad ahaan u ka qaadi jireen shirkadahan u wakiilka ah maraakiibta koonteenarada qaad laga dhigo $81 Doolar,
Waxaana malinta bari ah Albaabada loo furayaa Xafiisyadii Shaqaduna way Bilaabmaysaa,
Fillo Mar Dhow warbixntan o faah fahsan