Xukuumada Somaliland Oo Amar Warbaahinta Madaxa Banaan Ka Dhan Ah Duldhigtay Shirkadaha Kireeya Risiifarada
Sidaynu Ognahay inta badan Tv yada hawad Ku Jira waxaa laga daawadaa Risiifarada Kirada ah ee  Tv yada Qaarkood leeyihiin waana naadir iminka Dadka ka daawada dhiishashka, T V Yada hawada Xorta ah Ku jira, Tanina waa Ciqaab Horleh oo Lagusii Dhuftay  Labada T V ee Xukuumadu ku eedaysay Inay Qaranimada Wax Yeelo u gaysteen