Dadka ku nool magaalada Garisa ayaa tan iyo xalay ku mashquulsan sidii loo heli lahaa oo dibadda loogu soo saari lahaa raq iyo ruux, saddex qof oo laba ka mid ahi caruur yihiin oo xalay fiidkii ay la duntay musqul ku taalla guri ka mid ah guryaha magaalada Garisa ee dalka Kenya.
Saddexda qof ayaa kala ah nin oday ah, wiil uu awoode u yahay iyo wiil yar oo ay dhaleen reerka daggan guriga ay masiibada ka dhacday.
Nasiib daro ollaa imnika lama soo saarin nolol iy geeriba,laman garn karo xalada runta ah ee godkaa dheer ee bulaacad ah,
goobta wa layskuguyimid cid kasta oo wax is bidaysay laakiin lagu dhici waa in gudaha loogu dhaadhaco,