Aduunka taariikh Ayuunbaa ka hadha, Raga Faro ย Ku Tiriska ah ee Kasii Nool Geesiyaashii dalkan Xoreeyay Ayaa waxay Marti qaad ย u Sameeyeen Halyay+ Geesi+ Deeqsi + Ganacsade+Mujaahid Idiris Cismaan

0

Aduunka taariikh Ayuunbaa ka hadha, Raga Faro ย Ku Tiriska ah ee Kasii Nool Geesiyaashii dalkan Xoreeyay Ayaa waxay Marti qaad ย u Sameeyeen Halyay+ Geesi+ Deeqsi + Ganacsade+Mujaahid Idiris Cismaan oo ku Suntanaa ย Safiirkii SNM ee Dalka Kenya Waqtigii halgankiii Adkaa aay ku Jireen dadka Reer Somaliland sidii aay dalkooda ugu ย kicin lahaayeen ย taliyihii miltariga ย ahaa ย ee siyaad bare,

Idiris Cismaan ย Wuxuu ahaa Nin ganacsade ah oo Deganaa dalka Kenya khaasatan Nirobi ย waxaanu si aan gabasho lahayn uu ย gacan usiin jiray ururkii SNM , waxaanu ku caan baxay Deeqsinimo iyo Geesinimo waayo waxaa taariikhdu qortay ย in taliyihii Siyaad bare ka Codsaday Madxawaynihii Danial Arab Moy in uu Ninkaa usoo Mustaafuryi Soomaaliya si uu u Dilo ย waxaanu ku eedeeyay in uu yahay Cadowgiisa kowaad intaa kabacdi Madaxawynihii Kenya wuu xidhay ganacsdae Idiris ย waxaanu u Diyaariyay in uu u mustaafuriyo Xamar ย laakiin ย dedaal badan ย oo aay sameeyeen masuuliyiintii SNM iyo Mujtamacii Reer Kenya ee kasoo Jeeday Somaliland ย ayaa sababay in loo Mustaafiryo dalka Ehtiopia ย lagana dejiyo isgaoo katiinadaysan magaalada addis ababa ย taas usaamaxday in uu halaganka halkii kasii wado inakstoo wixii uu hanti lahaa ย iyo ganacsigiisiiba la baabi,iayay oo ย dawladiikenya ย ee xiligaa talinaysay ย  aay albaababda isugu dhufatay,

Idaacada BBC ,da Ayaa La Sheegay in aay siwayn u qaadaa dhigi jirtay maalmihii adkaa ee ย uu xabsiga ku jiray ganacsade aIdiris ย taasina ay ka qaybqaadatay in caalamku ku baraarugo tacadiyada insaanka ka baxsan ee uu ku kacayay taliyihii miltariga ee ee siyaad bare

Nasiib wanaag Maanta ย Illahay Ayaa Nolo Kusoo simay dalkiisii oo Xora laakiin ย waxaa la Is waydiinayaa Yaa Abaalkiisa u Og oo Gudi kara ,ALLAAH,

Diyaariye wariye Yaasiin Jaamac Cali