Madaxawyanaha cusub degaanka soomaalida ethiopia somali state Mustafe Cagjar ayaa daboolka ka qaaday in toban kun oo qof dilkooda loo haysto madaxwaynihii hore ee degaanka soomaalida ethiopia cabdi maxamudd Cumarillay,
waraysi uu siiyay madxawyane cabdi cagjar idaacada VOA ayuu ku sheegay sidoo kale in wali lagu raad joogo shaqsiyaadkii xasuuqa ibna aadannimo u gaystay dadka soomaalida ah ee reer ethiopia waxaanu intaa ku daray in qaarkood dalbanyaan cafis laaakiin in loo fidiyo,
Dabcana su,aal laga waydiiyay cida uu u xidhan yahay madaxwaynihii hore cabdi maxamuud wuxuu ku jawaabay, Kolay dadku way iswaydiinayeen waxaanse u sheegayaa wuxuu u xidhan yahay dawlada degaanka iyo ta federaalka ahba waa isku dawlada kaliya labaduba
danbiyada looo haystana waxaa ka mida xasuuq tobanaan kun oo qofa , dadka qaar aya u haysta in loo xidhay mashaqadii ka dhacday jig jiga ee lagu bartilmaamadaystay dadka aan afka soomaliga ku hadlin,