DEG DEG Wararka Madaxtooyada Somaliland,
Siyaasiga Ismaaciil Buubaa oo Booqasho qarsoon Ku tagay Madaxtooyada Somaliland Lana Kulmay madaxwaynaha jamhuuriyda Somaliland,
Lama Oga wax
ay kawada hadleen Siyaasiga Mucaardka Fog ah iyo madaxwayne Biixi,
Inkastoo Xiligan Murug Siyaasadeed oo Gudaha Somalilan ahi jiro hadana Siyaasiyiinta Somaliland waligoodba Danta gaarka aah waxay ka Hor mariyaan danta Guud tanina waxay u Quus Goynaysaa cadawga Somaliland ee Moodayay in Muranka Siyaasada Gudaha Somaliland uu kala Kaxayn Karo Hogaamiyayaasha Reer Somaliland, Xasuuso oo Siyaasi ismaaciil Buubaa Wuxuu Hormood ka ahaa halgankii Hubaysnaa ee SNM ee lagu Riday taliskii Siyaad bare