Dr. Cabdi Aw Daahir Cali ayaa sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebookga, waxaana uu yidhi Madaxweynaha aya leh Awoodda Shir qaran, talo qaran , siyaasad qaran. Xisbiyadu waa siyaasad xisbi , shir Xisbi, arrin Xisbi oo keli ah”
– See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=160401#sthash.VrX7uRqP.dpuf