Muwaddan wax baro, kacaanka kulmiye kacadoonta hanka siyasadeed ee ka qarxey wajigii 3 aad ee loolanka musharaxnimadda xisbiga waxaan idinla wadaagii doona taariikh iyo daraasaad aan ka sameyn doona.
Musharax walba Halka uu ka Duulaaayo iyo Taageradda uu heysta Cidda uu isku Haleynayo Iyo Ilaha dhaqale ee dabaadda ka riixaya.
insha allaah wiigan. ayaan ka bilaabi doona qoraalo taxane ah iyo ku saleysan aqoon iyo daraadd ku aroora xaqiiqda dhabta eh ee ka dhex jirta loolanka kulmiye.
Xisaabtu waa 2 plus 3 equal 5…..Maxa Qarson oo aan shacabku ogeyn oo u bahan in la soo bandhigo….kacaanka shalley dhaleyga u baddan ee aan ka horeyn xukumadda Siilaanyo mar labaaddse Dalka malagu
Aamin karaa.Sidda Loo wadda Socdda,…Imisaa Hoosta ka Xidhidhsan….xaalku waa 3 Dii Dibbi baa ee kalaa Ahaa.
Dibigga Cadd
Dibigga Cass
Dibigga Maddow
Yaa ku Guuleysan karaa…..Siyasiyan Lolanka Hanka Musharaxnimo.
lacagta iyo Dhaqlaahaa xagaa laga keeney lagu tartamayo.
Xaalku waa wajiyo…Baddan u Dhaxeyo..Ururadda Diimeedyo,,,,,Damu-Jadiidka Somaliland…..Ikhwaanu Muslim Brother…..Mujahnimo iyo Anaaa Soo Halgamey,….Iyo Anaa UN- Ka soo Shaqeyeyey Balse Dhaqankii Dalka iyo Siyasaddi Arimaha Gudaha Ee Dalka wali lama Qabsan.
KULMIYOOW KULAYLKIYO
KARAHAAGU BADAYOO
KAA CARARTAY
UMMADII KURSIGAA
KU SAARTO
KORIINKEENII QARANIMO
INAAD KALA DHANTAASHAAD
KOORAHA U FUUSHOO
KAARTOOYIN HOOSIYO
KAAMBEYN COLAADEED
KALA GEEYEY BEELII
ADIGAABA KEENOO
KAAMIL WEEYE XILIGUYE
KADEEDYAHOW NASOO DHAAF
La soco.
Qalinkii:Amb Abdirizak Diinaari