Daawo: Qaabkii Uu Xabsiga Mexico Uga Baxsaday Ninka Ugu Wayn Maafiyada Daroogada Ee Dalkaas

0

Hargaisa (Biyo guure News.com)/Agencies):- Iyadoo wali dalka Mexico ay ka taagan tahay fadeexada ka dhalatay baxsiga uu jeel si adag loo ilaaliyo ka firxaday ganacsadaha ugu wayn maafiyada Daroogada El Chapo Guzman, ayaa ilaalada xabsiyadu marba soo bandhigayaan muuqaaladii kamaradaha jeelku qabteen ama sawiradii ninkaas ay ka qaadeen ka hor intaanu ka bixin god konton mitir ah oo loo diyaariyay.

El Chapo Guzman oo ka mid ah bilyaneerada ugu waaweyn maafiyada Daroogada ayaa si fudud uga baxay xabsi si wayn loo ilaaliyo oo lagu hayay, waxaanu maray god si fiican looga shaqeeyay oo loo diyaariyay, kamadaha xabsiga ayaa qabtay isaga oo kabo buudh ah xidhaaya ka hor intaanu godka gelin, sidaana ku baxsan, komishanka xabsiyada Mexico ayaa tobanaan ka mid ah ilaalada xabsigaa
– See more at: http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=160035#sthash.lYXzbVsp.dpuf