Tacsi Tiiraanyo leh

0

TACSI TIIRAANYO LEH
Inna Lilaaahi Wa Inna Ilayhi raajacuun
AF HAYEENKA CUQAASHA GOBOLKA SAAXIL CABDI SICIID MAXAMED (CABDI MADOOBE)
CAAQIL XASAN SHAQLE MAXAMUUD
CAAQIL CUMAR JAAMC XAAJI CILMI
CAAQIL XAAJI AADAN XAAJI ISMAACIIL
MYORKA BERBERA CABDI SHAKUUR CIDIN
MAAREEYAHA HAAMAHA SHIDAALKA BERBERA SHEEKH SALEEBAAN SACIID CALI
MAAREEYAHA DEKADA BERBERA ENG CALI CUMAR MAXAMED
BADHASAABKA GOBOLKA SAAXIL FAHMI CABDI BIDAAAR
GUDOOMIYAHA URURKA SUXIFIYYIINTA BARIGA IYO BADHATAMAHA SOMALILAND E SEGJA YASSIN JAMA CALI
WARYE MAXAMED CABDILAAHI SOOFADHIISTE
WARIYE AXMED SACIID MAXAMED
WARIYE CABDIRAXMAAN MAXAMED XIGE
WARIYE SADIIQ CARAB.
DHAMAAN ADADKANI WAXAY TACSI U DIRAYAAN EHELKII IYO QARAABADII AY KA GEERIYOOTAY HOOYO LIKI IBRAAHIN XUSEEN OO AHAYD HOOYADII DHASHAY MAAYORKII HORE EE BERBERA CABDALE MAXAMED CARAB